Axmed Madoobe oo Kiiniya keensaday gorgortana kaga rabto dawlada dhexe ee Somaliya ayaa diidey inuu yahay horjooge ku meel gaadha. Doorashadii ka dhacdey Kismaayo ayaan haba yaraatee waafaqsanayn nidaamka u degsan dalka. Kiiniya ayaa ku gacansayrtey go’aanka dawlada.
Wasaarada arimaha gudaha oo warbixin ay soo saartey ayay Ku sheegtay in si loo dhabeeyo murankii doorashada Axmed Madoobe ee Kiiniya wadatey in hadda ay u aqoonsan yihiin horjooge ku meel gaadha.
“Runtii dawladu way dadaashay mar haddii horjoogihii Kiiniya wadatey ay horjooge Ku meel gaadha u aqoobsato, hadda waxay kubadu u taalaa Kiiniya iyo safiirka Maraykanka sidey yeelayaan ayuu yiri Cali Calasow.
Qasabka dawlada la qasbey iyo shirka maamul jufeedyada.
Kadib qasab iyo cadaadin ay dawlada u cagajugleeyeen safiirka Maraykanka ee hadda si toosa u hanjabay, waxay dawladu qaadatey inay maamul jufeedyada la kulanto oo dalka lagu celiyo saamiley jufeysan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay