Tuesday, July 14th, 2020
header

Shirka Jabuuti ma matalo danaha reer Woqooyiga: QORMO

Horjooge Muuse Biixi ayaa shirka Jabuuti u kaxaystey 10 nin oo Isaaqa iyo laba nin oo igu sawira oo ka soo jeeda Awdal iyo Sool halka Sanaag ama beesha Warsangeli cidna kaga jirin. Marka bilowgaba waxa kuu muuqda in sheekadu saxneyn marka la fiiriyo magaca Somalilaan ayuu yiri Xuseen Warsame.



Waxaa halkaas kuu muuqda in Farmaajo la kulmayo beel keliya oo hadda wax shaqo ah isku lahayn markay noqoto sheekada goosadka.

Waxa kale oo kuu muuqanaysa in kulanka maanta aanu haba yaraatee ahayn wax Soomaali wadato ee laga leeyahay dano gaara. Danahaas oo hadda uu wato Maraykanka oo ka baqaya inuu ku hungoobo qorshihiisa dalka guud ahaan maadaama ayna jirin awood kale oo kula tartamaysa.



Mar haddii Isaaq badankiisa ka qanceen sheekada goosadka oo hadda looga dhigayo wax lagula gorgortamo Koofurta dalka, waxaad is weydiin kartaa kulan noocana meesha uu gaari karo.

Ururka midnimo markale oo iyagu ahaa SNM-tii hore haddana diidan wax goosad ah ayaa qaba in Soomaaliya faraha laga qaado oo Soomaalida oo hadda waayo aragtey laysku daayo laakiin ma dhacayso waayo danaha laga leeyahay ayaa ka weyn kuwa iyaga dhexdeedu kala leeyihiin, waana sababta loo samaystey federaal ama gobolaysi.



Waana qalad in magaca Somalilaan ee gaalkii Ingiriisku bixiyay haddana uu rabo daaqad uu kula gorgortamo  dawlada dhexe, laga dhigo mid Muuse Biixi iyo kooxdiisu matali karaan ayuu qabaa Xuseen Warsame.

Sida xaqiiqda ayaa ah in magaalada Laascaanood ay joogaan Dhulbahante raacsan Somalilaan laakiin gobolka intiisa kale ayna joogin. Sanaag iskaba dhaaf, halka Awdalna boqolkiiba 98% ay marnaba raali ka ahayn goosad, ayadoo aan ognahay in Isaaqa dhexdiisa uu ka soo dhamaadey sheekada goosadka.



Marka shirka Jabuuti ma matali karo danaha reer Woqooyiga, waxase wata danaha shisheeye oo xilligan dareensan inay imaan karto dawlad adag. Cabi Axmed oo Oromo gaal ah wuxuu dareensan yahay in inta uu xukunka hayo Somaliya yeelato dawlad xoogan.

Warbixintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Raiisal wasaare Xasan Cali oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

July, 14, 2020
Raiisal wasaaraha firfircoon ee dalka Somaliya Xasan Cali ...

Maxaan ka ognahay diyaarad Amisom lahayd oo ku dhacdey Beledweyne

July, 14, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne  gobolka Hiiraan ayaa ...

Gabadh jacaylkeeda ku dhex guursatay isbitaal

July, 14, 2020
Aroos cajiiba ayaa loo dhigey lamaanaha Joon iyo ...

Erduqaan oo mar labaad diidey xabad-joojin ka dhacda Liibiya: dan nooguma jirto

July, 14, 2020
Madaxweynaha Turkiga oo dagaal faraha looga gubtey ka ...

Dhacdo naxdinleh: sadex caruura oo ku dhimatey bohol biyo ku jiraan

July, 13, 2020
Wararka ka imaanaya deegaanka Dayniil ee magaalada Muqdisho ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Sh Maxamed Idiris oo ka naxay amaan la huwiyay maamul jufeedyada

July, 14, 2020
Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah culimada ...

Yemeni drones hit positions deep in Saudi Arabia

July, 5, 2020
Yemen’s army says its drones have hit targets ...

Dabaaldega 1-da Luulyo iyo madaxweyne Farmaajo oo ubax dhigey dhagaxtuur

July, 1, 2020
Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 01-da ...

Russians set to back reforms allowing Vladimir Putin to extend rule

July, 1, 2020
Russians are set to approve constitutional reforms on ...

Waxaad is weydiin kartaa yuu afhayeen u yahay xildhibaan Cabdi Xaashi

June, 24, 2020
Maanta ayaa gudoomiyaha aqalka sare ee aan loo ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo bandhigey wax qabadka dawladiisu gaartey

June, 6, 2020
Madaxweynaha Somaliya oo furey kalfadhiga todobaad ee golaha ...

Muuse Biixi oo fashil kadib sii daayay weriye Coldoon

June, 6, 2020
Horjoogaha maamulka fashilmey ee Muuse Biixi ayaa dib ...