X

Axmed Madoobe oo hore ka bilaabay doorashada Kismaayo

Horjooge Axmed Madoobe ayaa Kismaayo Ka bilaabay doorasho ayna cidna isku waafaqin, waxana mardhow uu sheegay  in la doortey gudoonka barlamaanka. Beesha qaska Ka wada Somaliya ayaa iyaguna la hadley balse waa Ka diidey.


Hoolka Axmed Madoobe doorashada ku qabanayo ayaa waxa ilaalinaaya ciidanka Kiiniya ee gashaday dharka ciidanka Afrika.

Wuxuu Axmed Madoobe iyo taageereyaashiisa ayaa dib u caleemo saaray Cabdi Maxamed C/raxmaan iyo ku xigeenadiisa oo haba yaraatee aanay jirin cid la tartamaysa, booskan muddada ay soo fadhiyeen. Wuxuuna gudoomin doonaa ku shubashada Axmed Madoobe


.

Doorashadan ayaa inaba xalaal ahayn maadaama musharax Ka mida uu jeebka ku shubtey. Axmed Madoobe ayaa waxa taageersan ciidanka Kiiniya ee Ka sheegay kheyraadka gobolka dihan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.