Axmed Madoobe oo hore ka bilaabay doorashada Kismaayo
Horjooge Axmed Madoobe ayaa Kismaayo Ka bilaabay doorasho ayna cidna isku waafaqin, waxana mardhow uu sheegay in la doortey gudoonka barlamaanka. Beesha qaska Ka wada Somaliya ayaa iyaguna la hadley balse waa Ka diidey.
Hoolka Axmed Madoobe doorashada ku qabanayo ayaa waxa ilaalinaaya ciidanka Kiiniya ee gashaday dharka ciidanka Afrika.
Wuxuu Axmed Madoobe iyo taageereyaashiisa ayaa dib u caleemo saaray Cabdi Maxamed C/raxmaan iyo ku xigeenadiisa oo haba yaraatee aanay jirin cid la tartamaysa, booskan muddada ay soo fadhiyeen. Wuxuuna gudoomin doonaa ku shubashada Axmed Madoobe
.
Doorashadan ayaa inaba xalaal ahayn maadaama musharax Ka mida uu jeebka ku shubtey. Axmed Madoobe ayaa waxa taageersan ciidanka Kiiniya ee Ka sheegay kheyraadka gobolka dihan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...