X

Kiiska Caasha Ilyaas oo la shaaciyay xilliga go’aan laga soo saarayo

Caasha Ilyaas oo ah gabadh yar oo 12 jira ayaa layskugu daray Dil iyo.kufsi iyo weliba jarjarid waana ta dhigtey kiiskeeda mid aad loo sugayo inay cadaalad hesho oo ah in ragga gaystey abaalkooda la marsiiyo. Waxa kiiska dhowr jeer laysku dayay in cagta hoosteeda la geliyo.


p style=”text-align: justify;”>Dhinaca kale nin Ka mida ragga ku eedaysan dilka iyo kufsiga ayaa isagu qirtey inuu diley kufsadayna. C/shakuur Maxamed oo 45 jira ayaa maxkamada horteeda Ka sheegay sidan.


p style=”text-align: justify;”>Maxkamada ayaa sheegtay in go’aanka kama dambeysta ah ay ku dhawaaqi doonto maalinta isniinta ee 19_ka bishan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.