X

Axmed Madoobe oo ku fashilmay inuu kursi ka helo golaha shacabka

SACDIYO SALAAD

Horjooge Axmed Madoobe oo Kiiniya ku xiran ayaa ku guuldaraystey inuu musharax uu watey kursi uga helo golaha shacabka halka Siciid Deni u beenguuray dhamaan kuraasta.


Horjooge Axmed Madoobe oo watat Caananuug oo beeshiisa ayaa lagu cabay waxana xildhibaanadu ugu shubaan Sacdiyo Salaad oo beesha Carab Saalax markii Damujadiid uga baxeen. Kursiga Sacdiyo ayaa waxa ka caawiyay xisbiga Nabad iyo Nolol.



Waxa guuldarooyin badan la kulmay horjooge Axmed Madoobe halka Siciid Deni khiyaanay sida uu qabo Cali Calasow. Doorashada ayaa waxa ka dhacay isbedelo badan mana ogaan kartid saaxiibkaaga kuu dhow ayuu raaciyay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.