X

Axmed Madoobe oo la kulmey taliyaha ciidanka xooga ee Kiiniya iyo taliyaha oo halmbalyeeyay ciidanka: ARAG

Taliyaha ciidanka xooga ee Kiiniya ayaa booqdey Kismaayo halkaas oo uu la kulmey hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe. Taliyaha ayaa u hambalyeeyay ciidanka qabashada Baardheere iyo Kudha oo ka tirsan Jubada Hoose iyo Gedo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.