X

Dhamaan asxaabta halkan ku qoran waxay hambalyo u dirayaan meherka boqorad Nimco Muuse Caamir iyo boqor Sharmaake Siciid

Dhamaan dadka halkan ku waxay hambalyo u dirayaan boqorad Nimco Muuse Caamir iyo boqor Sharmaake Siciid Qalinle oo mehekoodu ka dhacay Hoteel Rays Boorama. Hadaba waxa farxada Nimco iyo Sharmaake hambalyo u diraya asxaabta hoos ku qoran.

Ibrahim Ismaciil Saban iyo xaaskiisa Farxiya Faarax Suubane iyo caruurtooda, Khadra Ducaale Diiriye iyo caruurteeda, Yusur Xasan iyo ninkeeda.

Waxay u rajaynayaan Nimco iyo Sharmaake in rabi ka dhigo guurkooda midkii lagu nasto ee lagu waara ubad khayr qabana rabi kala siiyo AAMIIN AAMIIN.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.