X

Axmed Madoobe oo markale xirey saraakiil ay dawladu soo magacowdey kana hadley

Axmed Madoobe ayaa markale xirey saraakiil ay dawladu soo magacowdey. Shalay ayay ahayd markii laba sarkaal oo ka tirsan sirdoonka Somaliya lagu xirey Kismaayo isla maanta loo soo dhoofiyay Muqdisho.


Axmed Madoobe ayaa isku halaynaya askarta Kiiniyaanka ee jooga Kismaayo ayaa laga soo xigtey xildhibaan ka tirsan giolaha shacabka.

Madaxa Jubba oo dhankiisa soo hadal qaaday falkii shalay lagu hor istaagay Taliyeyaasha ay magacawday dowladda ayaa wuxuu sheegay inaan Jubba lagala tashan magacaabista Saraakiishan, taasina ay ka horimaanayso heshiiskii ay horay u wada gaareen dawladda Soomaaliya iyo mamulkiisa Kiiniya ka dambeyso.


Dawlada Somaliya ayaa si xun loo mamulaa taas oo cidika amar qaadan cidkale.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.