Baaritaan lagu wado ciidan ka tirsan booliiska iyo nabadsugida kadib weerarkii madaxtooyada
Wasaarada amniga ayaa bilowdey baaritaan lagu wado ciidanka booliiska iyo kan nabadsugida kadib weerarkii Jimcihii ay argagixisada Shabaab ku soo qaadey Muqdisho.
Argagixisada ayaa watey dharka ciidanka booliiska iyo kan xasilinta. Shanta argagixiso ayaa sadex wateen dharka booliiska halka labana wateen dharka xasilinta.
Saraakiishan wax laga weydiiyay weerarka argagixisada oo xitaa watey agabka isgaarsiinta ee ciidamada kuwada hadlaan ayaa si toos ugu xirnaa talisyada booliiska gobolka Banaadir.
Saraakiishu uu ku socdo baaritaanka ee ka kala tirsan Booliska iyo Nabadsugida ayaa la weeydiiyay in ay keenaan Saxiixa dharka iyo laamaha kala duwan ay siiyeen Ciidamada iyo Magacyadooda intaba.
Baaritaankan ayaa natiijo laga sugayaa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...