X

Badhasaabka Awdal oo difaaci kari waayay miisaaniyada Muuse Biixi siiyay Awdal

Badhasaabka Awdal

Badhasaabka Awdal ayaa Muuse Biixi ka difaaci Kari waayay miisaaniyada uu gobolka ugu cashuurta badan u soo celiyay oo lagu qosley, xataa wuxuuna garanayn waxa  Muuse Biixi oo lagu yaqaan dagaal ooge weyn qaybna ka ahaa xasuuq loo gaystey reer Awdal ayaa miisaaniyadiisa ku xaqurey gobolja, mana junto cadaadis lagu saarsy inuu saxo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.