X

Is rasaasayn Boosaaso ku dhexmartey laba shirkado oo korontada ah: SAWIRO

Wararka aan ka helayno Boosaaso ayaa waxa sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal kooban oo dhexmaray laba shirksdood oo kuwa korontada ah. Labadaan shirkadood ayaa ku dagaalamay shacanka korkooda..


Shirkada Golis iyo ta kale ee ayaa shaqaalaha u shaqeeya ay suuqa dhexdiisa isku bilaabeen rasaas. Waxa la sgeegay in is rasaasayntaasi ay ku dhaawacmeen laba qof.

Ciidanka Puntland ayaa gaaray goobta uu weerarku ka dhacay waxayna bilaabeen kala cayrinta dabletdii halkaas ju dagaalantey ayagoo dhaawaciina goobta ka qaaday.


Shirkadaha macmalka ah ee ka shaqeeya magaalooyinka dalka ayaa xuurto ka haysta waxana dhacdo in loo hanjabo dadka guura.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.