Maxaan ka ognahay weerar argagixisada shabaab ku qaaday huteel Kiiniya ku yaala. Cabaaro sadexdii iyo badhkii galabnimo xilliga Kiiniya ayay ahayd markii 4 Argagixiso oo ka tirsan kooxda shabaab ay weerareen huteelka Dustit Huteel. Waxa weerarkaas lagu diley ilaa 4 qof xaga dadkalana dhaawac yihiin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=zAibX8DzszQ[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS