08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Badhasaabka gobolka Saaxil oo ka soo jeeda Awdal oo sheegay in gobolka Ramaax ka talin

Berbera–Badhasaabka gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa wax laga waydiiyay in isagu gobolka ka taliyo iyo in Ramaax oo ku magacaaban gobolka Awdal uu ka taliyo. Badhasaab Fahmi ayaa sheegay in Saaxil isaga mooyee cidkale ka talin. Ramaax ayaa ku fadeexoobey hawlo ka jira gobolka Saaxil oo uu farageliyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM