X

Bahda Araabinews oo akhristeyaasheeda leh ciid mubaarak

Dawlada Somaliya ayaa xilli dambe oo caawa ah ku dhawaaqdey in berito oo Sabti ah ay ciidul fitri tahay kadib markii la arkay bisha Shawaal lagana arkay Muqdisho iyo gobolada u dhow.


Waxaan leenahay dhamaan akhristeyaasheeda ku xiran ciid mubaarak Insha Allah RABI bishan bisheeda kale ha inagu gaarsiiyo caafimaad bashbash iyo barwaaqo.

Soomaalida qurbaha ayaa iyagu kala ciidi doona maalmaha Axada iyo Isniinta. Dhamaantiin ciid mubaarakwa antum bil kheyr. RABI ha inoo soo celiyo sharaftii iyo kala dambeyntii dadku lahaa aamiin.


Dalkeena ayaa markii ugu horeysay ka madax banaanaadey wahaabiyada Sucuudiga oo ay awal la ciidi jireen lana soomi jireen. Dalal dhowr ah oo ah geeska Afrika ayaa beri oo Sabti ah ciidaya.

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.