Dhamaan bahda ARAABINEWS waxay hambalyo dhalasho u dirayaan Mukhtaar Cali Aadan iyo Hibo Jaamac Araye oo wiil ugu dhashay Isbital Allaale ee degmada Boorama xalayto.
Wiilkaas oo loo bixiyay Marwaan Mukhtaar Cali Aadan waxaan leenahay soo barbaar kaana dhigo mid anfaca waalidkii, dadkiisa iyo dalkiisa.
AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS
![15065120_10209596151693090_2113257937_o[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/11/15065120_10209596151693090_2113257937_o1-300x169.jpg)
![IMG_1097E2-96CE84-74F93C-EB9A5C-D655FE-5D0EBF[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/11/IMG_1097E2-96CE84-74F93C-EB9A5C-D655FE-5D0EBF1-300x225.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay