X

Bahda Araabinews oo tacsi ka diraya geerida Cadar Dirir Dubad

Dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi ka diraya geerida naxdinta leh laakiin xaqa ah ee Ku timi Cadar Dirir Dubad maanta lagu aasay magaalada Boorama. Waxaan tacsida u diraynaa dhamaan caruurteeda iyo ehelada reer Dirir Dubad ee ay Ka baxdey.


Waxaan RABIGA raxmaanka ah uga baryaynaa inuu Cadar ka waraabiyo janadiisa fardowsa. Cadar Dirir ayaa lagu yaqaanay karti iyo dabeecad wanaag.


Rabi Samir iyo iimaan haka siiyo dhamaan caruurteeda iyo ehelada ay Ka baxday. Aamiin Aamiin

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.