X

Ciidanka amniga oo soo bandhigey qarax laga badbaadiyay ummada: SAWIRO

Hawlgal miino baaris oo ay wadeen ciidanka amniga weliba kuwa danab ayaa ummada looga badbaadiyay miino dhulka lagu aasay. Ciidanka ayaa soo faqay miinada iyo walxihii qaraxa ee Ku xirnaa oo ay Ku jirto telfoonka.


Saraakiisha ayaa waxa ay sheegeen in hawlgalkaas lagu soo saaray miino dhowr ah oo lagu aasay deegaannada Koban iyo Bangeen.

Wadada xiriirisa deegaannada Koban iyo Bangeen ee Gobolka Jubbada hoose ayaan la marin mudooyinkii u dambeysay kadib markii dhowr mar argagixisadu Ku   xasuuqdey wadadaaa.


Waana sababta keentay in ciidanku Ka sifeeyaan miinada si dadku u isticmaalaan. Argagixisada ayay caadi u tahay in ay xasuuqaan muslimiinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.