X

Bahda Araabinews oo tacsi u diraya reer Cumar Kaahin (Geeljire)

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Cumar Kaahin geerida ku timi caaqil C/casiis Cumar Kaahin oo ku geeriyoodey dalkaasi Sweden.

Waxaan Rabi uga baryaynaa marxuunka in uu janadiisa fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.