November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Bahda ARAABINEWS waxay hambalyo u dirayaan ummada Somaliyeed munaasanada sanadka cusub ee Islaamka 1437

Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan ummada Somaliyeed munaasabada sanadka cusub ee Islaamka oo maanta kow ah. Waxaan ummada Somaliyeed meelkasta oo ay joogto leenahay rabi ha imnagu gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa caafimaad , bash bash iyo barwaaqo iyo dhibaatooyinka jira oo rabi inaga dulqaado.

ARAABINEWS.COM