X

Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan dhamaan ilma Axmed Cabdullahi Xaddi

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Axmed Cabdullahi Xadi oo aabahood suldaan Axmed Cabdullahi Xadi uu ku geeriyooday Dhoqle-Jabanta oo ka tirsan ismaamulka Somalida una dhow Araabi.

Waxaan marxuunka rabi uga baryayna inuu janadiisa fardowsa ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan uu ka siiyo.

Aamiin Aamiin

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.