X

Marxuun Maxamed Barkhad Miigane oo Boorama lagu aasay aaskan oo ahaa mid aad looga soo qaybgalay+MUUQAAL

Boorama–Marxuun Maxamed Barkhad Miigane oo shalay si lama filaana u geeriyooday ayaa maanta aas aan loo kala hadhin loogu sameeyay Boorama. Marxuun Maxamed Barkhad Miigane ayaa si weyn looga yaqaaney gobolka isagoo bare ka ahaa jaamacadaha Woqooyiga.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.