X

Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ehelada Xasan Haybe Rooble oo ku geeriyooday Jabuuti caawa

Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ehelada uu ka baxay Xasan Haybe Rooble oo ku geeriyooday Jabuuti. Baraka bisha Ramadaan waxaan marxuunka uga baryaynaa in rabi naxariistiisa jano ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.