X

Masuuliyiinta USP oo u dabaaldegay maalinta xoriyada ee 26 Juun iyo xaflad London ka dhacdey: MUUQAAL

Masuuliyiinta ku bahoobay ururka USP ee Woqooyiga Somaliya ayaa u dabaaldegay maalinta xoriyada 26 Juun xaflad si weyn loo soo abaabuley oo ka dhacday London. Waxa goobta ka hadlay madaxda maamul goboleeyda Awdalstate, Khaatumo State oo Prof Cali Khaliif isagoo Muqdisho jooga uu khadka telefoonka kaga qaybgaley iyo Maakhir State. Waxa kale oo iyaguna ka soo qaybgalay masuuliyiin iyo madax ka socota maamulada kale.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.