10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Xasan Cusmaan Xirsi

images7G9LT0MAInaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxay dhamaan bahda Araabinews tacsi u dirayaan ilma Xasan Cusmaan Xirsi oo aabahood Xasan Cusmaan Xirsi ku geeriyooday Boorama shalayna lagu aasay. Waxaan leenahay rabi janadii fardowsa haka waraabiyo Xasan Cusmaan Xirsi eheladii iyo qarabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan haka siiyo. Aamiin