X

Bakistaan oo ka noqotey sun ragga lagu tumaalayay

Bakistaan ayaa usbuucii hore u codaysay in ragga kufsiga gaysta la tumaalo sida orgida, kaba sii darane u codayay in sun ku tumaalo si dareen dambe ayna u yeelan. Sharcigaas ayaa waxa uu dhaliyay muran xoog badan.


Waxa maanta ay sheegeen culimada diintu in sharcigaas ka hor imaanayo shareecada. Wasiirka sharciga iyo qaynuunka ee dalkaasi oo ka hadlay sababta ayaa sheegay in sharcigaas haddii la mariyo aanu ahayn sharci waayo wuxuu lidi ku yahay shareecada.



”Qofka kufsiga gaysta waa in la daldalo ayuu yiri wadaad ka tirsan ururka aan codka badan haysan ee xisbi Islaami. Bakistaan ayaa lagu tilmaamaa meelaha ugu badan wadamada Muslimiinta sidaa ay tahay waxa caadi loo kaxaysta khaniiska iyo ninow naaga halka shukaansiga dumarka aanu jirinba.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.