X

Itoobiya oo laysanka kala noqonaysa afar ka tirsan warbaahinta reer galbeedka

Itoobiya aya digniintii ugu dambeysay u dirtey afar ka mida warbaajinta reer galbeedka oo 24 saac dalka faafiya been aan sal iyo raad toona lahayn. Beenaha ugu weynaa waxa ka mida in raiisal wasaaruhu dalbanayo dal-kugal iyo Tigreega oo qabsanaya Addis ababa.


Warbaahintan weligoodba lagu yaqaanay beenta waxa ka mida warbaahino laga leeyahay Ingiriiska sida BBC iyo Rueters, Maraykanka sida AP iyo CNN iyo Faransiiska inkastoo ay baryihii dambe gaabsadeen.



ā€¯Wararka ayaa ahaa kuwo maalin kasta la abuuro been aan jirin ayuu yiri Xirsi Warfaa waxana intaas dheer inay kicin jireen qowmiyadaha kale inkastoo taas ay fashilantey waayo cidna ma rabto Tigree.

Digniintan ka dambeysta ah ayayna welli ka jawaabin warbaahinta beenta lagu yaqaano.

Maxamed Yusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.