Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Balaayo daaman la qabtay leedahaye dabo la qabto ma leh: Faalo

Balaayo daaman la qabtay leedahaye dabo la qabto ma leh.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa Warbaahinta u sheegay in Bankiga aduunka iyo Hay’adda lacagta aduunka ay ku qanceen hufnaanta Nidaamka Maaliyadda ee Dalka, ayna u gudbeen wajiga labaad ee habka deen cafinta Soomaaliya.

Wasiir beyle ayaa soo bandhigay Lacag Cusub oo Shillin Soomaali ah taas oo isugujirta 5,000 iyo 10,000.




Haddii Qorsha sidaan yahay Lacagta la soo daabacayo ay u yartahay 1,000 (Kun Shillin) Wasiir beyla Soomaaliya waxa uu ku wadaa Waddo qaldan.

Soomaaliya Xiligan ma u baahantahay in Lacag loo soo Daabaco?

Waa Su’aal qof walbo ku taagan,siyaabo kala duwana looga Jawaabi karo,Soomaaliya Haa Lacag wey u baahantahay in loo soo Daabaco laakiin Nooca Lacagta ay dooneyso waa sidee?




Maadaama Dalka kabasho ku jiro,Burburna ka soo baxayo Baahida Jirta ee ah in la helo Lacag Shillin Soomaali ah waa mid taagan,waxaana loo baahanyahay lacag qiimo leh oo Shillimimaad leh si Nolosha Hoose qofka joogo u awoodo in uu wax ku iibsan karo Boqol Shillin iyo wixii ka yar.




Soomaalidu waxa ay ku Maahmaahdaa “Biyo inta aysan ku soo gaarin ayaa la iska moosaa” Fal Celin dhab ah waa in la Muujiyaa si looga hortago halista Culus ee Wasiirka Maaliyadda la damacsanyahay Shacabka Soomaaliyeed.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxman Ducaale Beyle waxa uu ka mid yahay Shaqsiyaadka Aqoonta Maaliyeed lagu tabayo laakiin haddii uu sidaan ku qancay Qorshe kale ayaa u qarsoon.

1000 shilin hadaa la isticmaalaa marka idkale keen yay faaido ugu jirtaa waa cidna mar haddi lacagihi kabi lahaa sida 100 iyo 50 ayna jirin.

Cabdirahman Diini



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...