X

Banaanbax horjooge Muuse Biixi jeclaysan oo Burco ka dhacay

Waxa magaalada Burco ee gobolka Togdheer ka dhacay banaanbax aad loogu diidan yahay hadalkii jaahil Makroon ku aflagaadeeyay diinteena kuna taageeray nin caruurta tusay sawir beena oo lagu aflagaadeynayo rasuulkeena.


Dadka magaalada Burco oo markii hore dad yari soo baxeen ayaa markii dambe aad loo soo camirey ayagoo dadku sheegay in aan la iibsan badeecada Faransiiska.

Banaanbaxan ayaan waxaan jeclaysan horjooge Muuse Biixi oo qaba inay horjoogsanayso ictiraaf uga iman lahaa Faransiiska sida uu qabo Xuseen Warsame.


Si kastaba ha ahaatee dadka ku nool Burco oo iyagu ka xora ama ayna ku badneyn cuqdada Koofurta Somaliya ayaa muujiyay sida ay xun yihiin hadalada jaahil Makroon.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.