X

Maraykanka oo ku hanjabay inuu weerari doono gantaalo Iiraan leedahay oo ku socda

Maraykanka ayaa ku hanjabay inuu weerari doono gantaalada ridada dheereeya ee Iiraan leedahay ee ay ka iibinayso Finansuweela oo la filayo in la saaro maraakiib. Maraykanka ayaan soo bandhigin cadaymo sheegaya in gantaaladaas la geeyay Finansuweela.


”Way ogolaan doono in gantaalaha ridada dheereeye ee Iiraan ay soo gaaraan Finansuweela hadday yimaadeena waanu weerari doonaa ayuu yiri sarkaal u hadlay wasaarada atimaha dibedda.

Iiraan ayaa laga qaaday cunaqabatayn saarneyd 13 sano oo cadaalad xumo ahayd markii ay u heshiiyeen reer galbeedka.


Waxase la sugaa waxa ka runa gantaaladaas la sheegay iyo xilliga ay iibsatey Finansuweela.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.