November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Banaanbax looga soo horjeeda cadowga argagixisada shabaab oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbax balaaran oo lagu qabtey goobtii lagu xasuuqey dadkeena ayaa ka dhacay Muqdisho. Banaanbaxan ayaa imanaya iyadoo cadowga ummada Somaliyeed ee dhiigmiiratada shabaab uu xasuuqey dadkeena u nasasho tagey xeebta LIIDO.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS