X

Banaanbax xoogan oo ka dhacay London

Waxa maanta oo Salaasa ahuu banaanbax xoogan ka dhacay magaalada London halkaasi oo dadka isugu yimi ay cabasho xoogan ka muujiyeen duqeyaha Kiiniya ay ka wado gobolada Koofurta.


Dhawaan ayaa ahayd markii diyaaradaha Kiiniya duqeyn ku dileen hooyo iyo wiilkeeda halka caruur kalana ay dhaawaceen hanti xooglana burburiyeen.


Mudaharaadkan ayaa dadku ku qaylinaayeen ”jooji xasuuqa Kiiniya walba ka wado Somaliuya gaar ahaan gobolka Koofurta dalka”. Waxa goobta lagu gubey sawirka gacan ku dhiigle Uhuru.

Somasliya ayaa qaramada midoobey u gudbisay cadaymo ku saabsan xasuuqaas.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.