X

Khatarta ay leedahay xagjirnimada diinta iyo Sheekh Mustafe Sheekh Ismaaciil

Khatarta ay leeahay xagjirnimadu waynu wada aragnaa waxa aduunka ka dhacaya iyo sida dad shacaba oo diinteenu xaaraantimaysey loo xalaashaday dhiigooda..waxaadse is waydiin kartaa maxaa keena,, halkan waxaan idiin haynaa Sh Mustafe Sh Ismaaciil oo ka hadlaya xagjirnimada diinta iyo sida diinteenu u tahay meel dhexaad waxkasta oo aad samaynayso xataa cibaadada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.