X

Bandhigii buugaagta Somalida ee lagu qabtey Muqdisho oo la soo gabagabeeyay iyo qoraayo aan la ogeyn

Bandhigii buugaagta ee lagu qabtey Muqdisho oo maanta la soo xirey iyadoo dad aad u farabadan ka soo qaybgaleen goobtana lagu arkay qoraayo aan hore loo ogeyn. Buuq qoraalada qaar ayaa iyagu uga yimi qurbaha si ay u soo bandhigaan kartidooda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.