X

Orodyahan Maxamed Faarax oo markale ku guulaystay tartanka 5000 ee mitir ee ka socda Biijiin: ARAG

Orodyahanka Somaliga ah Maxamed Faarax looguna yeero Mo Faarax una orda dalkaasi Ingiriiska ee uu haysto dhalashadiisa ayaa markale ku guulaystay tartanka 5000 ee mitir ee lagu qabtey caasimada Shiinaha ee Biijiin. Ciyaaryahanka ayaa iska difaacay weerar uga yimi orodyahan ka socda Kiiniya oo uu si quwadleh ku dhaafay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.