X

Bangaaladesh oo lagu gubi gaadhay safaarada Faransiiska

Banaanbaxyo aad u xoogan ayaa ka dhacay dalkaasi Bangaaladheesh halkaas oo kumanaan qof isugu soo baxeen daskaas oo ka cadhaysan aflagaado u gaystey madaxweynaha Faransiiska.


Dibed baxayaasha ayaa ku sigtey inay gubaan safaarada Maraykanka waxase ka gaadhay booliiska dalkaasi oo biro ku gudbey afaafka hore ee safaarada.

Faransiiska ayaa amrey dadkiisa dibedaha inay ka fogaadaan meelaha dalxiiseyaashu isugu yimaadaan ama ay joogaan ajaanibta.

Dadkan oo aad u cadhaysnaa ayaaan gaysan wax rabshada oo markii booliisku horjoogsaday si nabada ku kala dareeray. Aduunka Muslimka ayaa aad uga cadhoodey jaahilnimada madaxweynaha Faransiiska.


Wadamo badan oo aaduunka ayaa isku raacay in la mamnuuco badeecada dalkaasi.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.