Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Baqdin deg dega oo soo gashay maamulka la magac baxay Somaliland iyo yaanu qaranku inaga dumin: FAALADA MAANTA+ARAG

Sidaad kala socoteen shabakada caalamiga ah ee Araabinews waxa daraad is casilay wasiiro gacan yare u ahaa Siilaanyo una badnaa hal jufo oo deegaan ahaan ku xeersan Hargeysa oo Axmed Siilaanyo beeshiisa ay is xigsadaan ama dagaalka wada galaan.Waxase hadalhaynta ugu badan noqotey YAANU QARANKU inaga dumin.

Waxaan la soconaa in Khaatumo ay walaalahood hub iskugu dhiibeen soona xerogeliyeen maalqabeenkii ugu weynaa ee markaas xukunka hayay ee Xaglatoosiye kadibna ay bilaabeen in ay iyaga isku jabiyaan. Waxay sidoo kale ka yeeleen kacdoonka reer Awdal oo ay u adeegsadeen jufooyinka kale ee Samaroon in ay isku diraan kana soo qaado waxooda in loo ordaya kursiga madaxweyne ku xigeenka.

Waxa beesha dhexe siyaasiintooda ka qaylisiisey is casilaada wasiirada beesha dhexe oo ay ku tilmaameen burburkii waxa loogu yeero Somaliland oo iyagu sheegtaan in ay dhiig u cabeen sida aad ka arkayso hadaladooda badan (Muuqaalka hoose fiiri).

Hadalhaynta ugu badan Hargeysa ayaa ah sidii loo badbaadin lahaa maamulka ay dhisteen oo hadda ah mid ay iyagu ku burburin karaan gacmahooda.

Waligey ma maqal inta kacdoonadu jiraan iyagoo leh waxa burburaya Somaliland waxay ogyihiin in ay teendho ku xireen oo ayna danayn mar haday Hargeysa nabad tahay in meelaha kale gubtaan. Maxaase cashar laga baran karaa dhacdooyinkii u dambeeyay waa taydana lihi taadana kula lihi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...