X

Barlamaanka oo is dhaafiyay heshiiskii doorashada

Barlamaanka Somaliya ayaa is dhaafiyay heshiiskii maamul jufeedyada iyo madaxwynaha kadib markii xildhibaanada lagu qanciyay in maamul jufeedyadu cagajugleyn ula imaan doonin xildhibaanada.


Waxa ansixiyay 252 xildhibaan oo ka tirsan barlamaanka. Waxa kaloo fadhiyay goobta lagu ansixiyay waxa loogu yeero aqalka sare oo ilaa hadda aan la garanayn waxa shaqadisu tahay, waxayse la baxeen Sinaytar oo iyada laftiisa aan la garanayn wuxuu yahay.

Maamul uufeedyada ayaa iyaguna dadaal dheeraada u galay sidii loo ansixin lahaa heshiiska halka madaxwynuhu codsi gaara u direy xildhibaanada.


Doorashada ayaa la filayaa inay noqoto tii ugu musuqa badney ayadoo dawladaha Imaraadka, Qadar iyo Sacuudiga iyo weliba Turkiga ku tartami doonaan.

Laaluushka ugu badan ayaa ku bixi doona doorashadan marka la ogaado cida soo baxdey ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.