Monday, August 19th, 2019
header

Barlamaanka oo meelmariyay in ajaanib shaqo la siin karo

Barlamaanka ayaa ansixiyay xeer ogolaanaya in ajnabi maamuli karo bangiga dhexe ee Somaliya xilli booskaa uu qaban karo shaqsi Somali ah. Shaqo la’aan baahsan ayaa jirta waxaad is weydiin Kartaa waxa waqti loogu lumiyay in ajnabi loo bedelo sharciga bangiga ayuu yiri xildhibaan jsagu diidey.



Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay, 158 Xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 17 ay diiday.



Wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe gaar ahaan lambarkiisa 130aad ayaa ka dhigan in Bangiga Dhexe uu madax ka noqon karo shaqsi ajnabi ah, kuna imaan doona xeer loo cuskanayo xulida Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe.



Maaha sharci dan u ah dalka waxase muuqata in aduunka la tusayo in iyagu lacagta inoo maamulaan. Fadhi dhan oo barlamaan qaran oo loo fadhiistey in nin gaala kana soo jeeda dalkii Somali halkaa dhigey in waqti lagu lumiyo waxay noqonaysaa arin aad u foolxun oo lagu xasuusan karo madaxda dalka

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Haweenka Somalida ee ku barakacay dagaalada ismaamulka oo diidey qorshe lagu ilmo tirayo: WARBIXIN

August, 19, 2019
Nimco waa haweenay Somali ah oo ka barakacdey ...

Maxay daaran tahay booqashada madaxweyne Farmaajo ku tagey Jabuuti: SAWIRO

August, 19, 2019
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa booqasho ku ...

Butlaan oo markale dib u dhigtey kiiska Caasha Ilyaas

August, 19, 2019
Maanta ayay ahayd in maxkamada Butlaan dhegeysato kiiska ...

Axmed Karaash oo sheegay in la baalmaray oo aan waxba lagala tashan

August, 18, 2019
Madaxweyne ku xigeenka Butlaan ayaa sheegay in Siciid ...

Maxaad Ka ogyahay shirqoolkii lagu wiiqay saldanadii reer Awdal

August, 18, 2019
Waa barnaamij xasaasiya oo lagu lafo gurayo shirqoolkii ...

Dhacdooyinka

Gini ictiraaf ma siin karto Somaliland ee yaan dadka la wareerin: Dr Cali Khaliif (MAQAL)

July, 8, 2019
Siyaasiga rug cadaaga ee Cali Khaliif Galaydh oo ...

Itoobiyaankii labaad oo Iswidhan ku galay dhuumasho diyaaradeed

July, 7, 2019
Dhawaan ayay ahayd markii nin loo malaynayo inuu ...

Xoolo dhaqato u adkaysan waayay baada argagixisada oo dagaal qaaday

July, 7, 2019
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya deegaan ka ...

Dulqaadkii waa naga dhamaaday ma ogolaan doono xadgudug lagu sameeyo qaranimada: Wasiir Axmed Ciise

July, 6, 2019
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Axmed Ciise Cawad oo ...

Muuse Biixi wuxuu reer Awdal u yaqaan dameer aan ku fadhiyo: Maxamef Aadan

July, 3, 2019
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal Maxamed Aadan ...

Dhacdo laga anfariirey oo ay samaysay hooyo ku nool gobolka Sanaag

July, 2, 2019
Dadka deegaanka Buuraan ee gobolka Sanaag ayaa ka ...

Booliiska Ingiriiska oo xanibay socdaalka hooyo Somaliyeed gabadhna xoog uga qaatey

July, 1, 2019
Booliiska magaalada Bristol ee dalkaasi Ingiriiska ayaa socdalka ...