Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Barlamaanka Siiriya oo aqoonsaday xasuuq la sheegay inay gaysatey dawladii cusmaaniyiinta

Barlamaanka dalkaasi Siiriya ayaa aqoonsaday xasuuq la sheegay inay gaysatey dawladii Cusmaaniyiinta ee ka talin jirte inta badan dalalka Muslimiinta inta ayna burburin dagaalkii koowaad ee aduunka. Xasuuqan ayaa la sheegay in lagula kacay dadka Armiiniyinta sida la sheego,



Haddaba maxaa xilligan keenay ayaad is weydiin kartaa ayadoo Siiriya noqonayso dalkii ugu horeeyay ee Muslima ee aqoonsada xasuuqaas la sheego.

Waa ta koowaada dagaalka laba wajiile Dayib Edruqaan ka wado Siiriya iyo Liibiya ayaa Siiiriya ku qasabtey inay aqoonsato xasuuqaas inta badan ay sheegaan gaaladu si ay ugu xumeeyaan dawladii Cusmaaniyiinta.



Dawlada Cusmaaniyiinta ayaa burburtey kadib markii ay la safteen Jarmalka dagaalkii koowaad ee aduunka sidaasna halhal looga qabsaday wadamadii dunida Islaamka ee hoostagi jirey sida waxa hadda loogu yeero Sucuudiga.

Aqoonsigan ayaa yimi kadib markii laba wajiile Dayib Erduqaan oo ciidankiisa u soo direy gobol ay ka buuxaan argagixisada uu taageero ee Daacish iyo akhwaan muslimiin.



Argagixisadan ayaa lagu soo aruuriyay gobolka Idlib markii looga adkaadey goboladii u dhawaa. Siiriya ayaa rabta inay dalkeeda ka sifeyso argagixisada ay taageeraan Maraykanka, Yuhuuda, Sucuudiga iyo Turkiga oo dhinaca,

Dayib Erduqaan ayaa laba wadan oo Muslima ka wada qas asagoo sheeganaya inuu yahay hogaamiyaha ururka argagixisada ah ee akhwaan Muslimiin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...