Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Barlamaanka Somaliya ayaa la filayaa in uu cod ku diido sharcinimada barlamaanka Jubba

Muqdisho–Xildhibaanada barlamaanka Somaliya ayaa la filayaa in cod ku diidaan sharcinimada barlamaanka Jubba oo beelaha qaar ka xaqirey. Waxa barlamaanka diidan beelaha ugu badan Koofurta ee degan Jubada Hoose ee Dir, Digil iyo Mirifle iyo besha la xaqirio ee kloo bixiyay beesha Shanaad. Dooda ayaa hadda socota waxana la rajaynayaa in cod loo qaado galabta.

Waa markii ugu horeysay oo barlamaanku cod u qaado maamul uuna dhismihiisa wax badan ku lahayn oo waliba lagu eedeeyo in Kiniya dabada ka riixeyso inkastoo ujeedadii laga lahaa ay fashilantey marhore.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dalka ayaa waxaa ay sheegeen in ay Xaaraan yihiin Baarlamaanada Maamullada Gobolladu ay dhisanayaan loona Arko kuwo aan Sax aheyn, waxaa ay sheegayaan in marka la dhiso Baarlamaan loo baahanyahay in la hor keeno Baarlamaanka Federal-ka.

Keddib markii Baarlamaanka Federal-ka la keeno waa ay Aqbali doonaan ama Celi doonaan sida Dastuurku yahay, haddii Baarlamaanku Ogolaado in uu shaqeyn karo haddiise uu diido waxaa uu Noqonayaa mid aan dhisnaan doonin ama shaqeyn Karin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...