Thursday, June 4th, 2020
header

Barlamaanka Somaliya oo diyaarinaya soo jeedin ka dhana ciidamada Kiiniya

Shalay ayay ahayd markii xildhibaano diir Somali wata laakiin cadowga la raba badeena ay bilaa dal-kugal ku soo galeen dalkeena ayagoo ka soo degay garoon ay maamusho askarta Kiiniya ee magaalada Kismaayo.



Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in diyaaradii ka duusha Kismaayo oo ciidanka Kiiniya haystaan ay soo marto Muqdisho si la midana ta u socota ay soo marto Muqdisho laakiin Kiniya way jebisay amarkaas laba mar.



Iyada waxa u muuqda halkii ay ka qasi karto kiiska badda ee yaala maxkamada Holland waana ta ay u jebisay amarka dawlada ayuu yiri Cali Calasow. Somaliya way awoodaa inay dhulka soo dhigto diyaaradaha yaryar laakiin wey ka gaabsatey.

Haddaba xildhibaano ka tirsan barlamaanka Somaliya ayaa diyaarinaya soo jeedin ka dhana Kiiniya oo hadda taageero keliya ka haysata Axmed Madoobe oo shalay is caleemo saaray.



Waxa la sugaa waa halka uu gaaro soo jeedintaas ayadoo xaalada Kismaayo waxba iska bedelin haddii Axmed Madoobe is caleemo saaro iyo haddii kalaba maadaama Kiiniya joogto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Horjooge Siciid Deni oo ciidan uga goostey dhinaca dawlada dhexe

June, 3, 2020
Ciidamo ka tirsanaa maamulka horjooge Siciid Deni ee ...

Ciidanka dawlada oo fashiliyay miino argagixisadu soo dhigtey

June, 3, 2020
Ciidamada dawlada ee sida gaarka ah u tababaran ...

Hindida sanam caabudka oo ka gariiray hilib xalaalka qabsaday dalka: Warbixin

June, 3, 2020
Waxa aduunka gaalada aad looga cunaa hilibka lagu ...

Soomaali lagu xidhey Masar iyo warar ka soo baxaya

June, 3, 2020
Ciidanka ilaalada xuduudaha dalkaasi Masar ayaa xabsiga u ...

Maxaa dib u dhigey dib u furida duulimaadyada gudaha

June, 2, 2020
Waxaa dib loo dhigay qorshe maalmo ka hor ...

Dhacdooyinka

Barnaamijka doorka aqoonyahanka iyo saxafiga Faysal Abroone

May, 17, 2020
Maxaa u sababa in fatahaada webiga Shabeele uu ...

Maamulka Somalilaan oo sheegay in cudurka Kooro sii kordhey

May, 9, 2020
Afhayeen u hadlay maamulka Somalilaan ayaa sheegay in ...

Uhuru oo ka aargoostey Somalida Kiiniya iyo qaylo dhaan jirta

May, 7, 2020
Kadib fashilkii ku yimi siyaasada Kiiniya ee Somaliya ...

Cabi Axmed oo u digey Tigreyga raba inay qabsadaan doorasho

May, 6, 2020
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa u digey ...

Ciidanka xooga dalka oo hadda baacsada argagixisada

May, 5, 2020
Waxa caadi noqon jirtey in argagixisadu weerar ku ...

Xaafada Daami ee Hargeysa oo diidey quudhsi Muuse Biixi kula kacay: DAAWO waxa sababay

May, 4, 2020
Xaafada balaadhan ee Daami oo ah xaafadihii Hargeysa ...

Dhamaan bahda Araabinews oo tacsi u diraya ilma Faarax Cabdillaahi

May, 3, 2020
Dhamaan bahda Araabinews ayaa ka tacsi ka diraya ...