Barlamaanka Somaliya oo wajigabax ku riday raiisal wasaare Cumar C/rashiid: Sababtu waa maxay!!!
Muqdisho 15 Jan 2015–Barlamaanka dawlada Somaliya ayaa wajgabax ku riday raiisal wasaaraha cusub ee Somaliya Cumar C/rashiid kulan ay maanta u fadhiisteen iyadoo raiisal wasaaruhu soo gudbiyay codsi ay si toosa u diideen xildhibaanada barlamaanka o dareensan in ay tahay waqti lumis.
Raiisal wasaraha ayaa dalbaday in muddo loogu daro soo horkeenida wasiirada la magacaabay golaha barlamaanka lagana dhigo bisha 22-keea taas oo barlamaanku u arkay waqti kordhin loo samaynayo wasiiro la diidan yahay.
Xasan Culusow ayaa wasiiro hore u dhicisoobay ku soo daray golihiisa barlamaanka waxana jira xildhibaano diidan. Golaha wasiirada ayaa hortagaya barlamaanka si loo ansixiyo malinta sabtida ee bishu tahay 17.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...