X

Barnaamij soo faqaya taariikhdii la qariyay ee Samaroonka Jabuuti

Waa barnaamij soo faqaya taariikhda dhabta ah ee la qariyay ee Samaroonka Jabuuti. Waxa kale oo dadka la xasuusinayaa waxa keenay in Faransiisku magaca uga bedelay xeebta Somaliyeed ee Faransiisku gumeysto una bixityo Ciise iyo Cafar. Waxa kale oo jira marti barnaamijka ka qayb qaadanaya.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.