X

Seeraha magaalada Boorama oo dib u soo noolaanaya burburka kadib maxaase ka dhacay maalintii ciida: ARAG

Boorama waxay leedahay seere ama dhul daaqsimeed Ingiriiskii iyo dawladii Somaliyeedba aad u ilaalin jireen oo bilicda Magaalada dabiiciga ka dhigayay meelaha aadka u quruxbadan ee la booqdo. Waxa maalintii ciidii isku arkay dhalinyar ku caanbaxday hidaha iyo dhaqanka oo si quruxbadan u labisnaa halkaana ku soo bandhigey ciyaaraha gobolku caanka ku yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.