X

Barnaamijka tayaynta kaluumaysiga maamulka Somaliland oo shisheeya ka dhergay

Waa barnaamij lagu eegayo sida uu yahay tayada kaluumaysiga maamulka Somaliland oo aan jirin runtii inta badana badda la siiyay jariifyo xaalufiya badda. Kaluumaysiga maamulka Somaliland iyo kuwa ku xeeranba ayaan gabi ahaanba jirin.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=RdM7hAQc4F0[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.