X

Sidee madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Burundi iyo ujeedada safarka: SAWIRO

Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa booqasho ku tagey dalkaasi yar ee Byrundi ee Somaliya ka joogaan boqolaalja askar ee qaybta ka ah ciidanka Afrika.

 


Waxa maruqaadka fidiyay madaxweynaha Burundi oo qaramada midoovey ku cadaadinayso inay la baxaan ciidankooda.

Burundi ayaa diidey inay ciidankeeda la baxdo halkaana ku waydo boqolaal kun oo doolar oo dalkeedu ayna awoodin inay bixiso hadfii ciidankaasi noqdo.


Booqashada Farmaajo ayaa ka dhigan in madaxweynaha dalkaasi oo cadaadis siyaasadeed haysato uu taageero kaga helo madaxweynaha Somaliya si ciidamadiisa dalja uga bixin.


Somaliya ayaa rabta in ciidamadeedu la wareegaan amniga waxase loo diidan yahay maaliyadii iyo hubkii ay mu fulin lahaayeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.