09/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha darifyadu kama muuqdaan siyaasada Somaliland: xisbiga Wadani

Beelaha darifyadu kama muuqdaan siyaasada Somaliland. Xisbiga Wadani oo hada ku soo baraarugey cabaad ka soo bixi jirey siyaasiyiinta derifyada oo ku baaqi jirey in ay maamulka ka muuqdaan ama helaan waxay xaqa u leeyihiin.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=VTSdnLQgk94[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS