Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Maxaa u dambeeyay raadinta meydka suxufi Jamaal Khasooqi

Wararkii u dambeeyay ee ka soo baxaya Turkiga ayaa sheegaya in Sucuudigu markale diidey in la baaro goob biyuhu fadhiistaan oo ku taal qunsuliyada dhexdeeda oo laga shikisan yahay in lagu qariyay.



Sucuudiga ayaa markale qirtey in dilka suxufi Jamaal Khasooqi la soo qorsheeyay kuna raacay Turkiga waxayse diidan yihiin inay sheegeen halka meydku yaalo.

Dhinaca waxa Turkidu sheegeen in maqalka xasuuqa Jamaal la dhegeysiiyay haweenayda u saraysa sirdoonka Maraykanka ee booqatey Turkiga inkastoo welli ayna cadayn inay dhegeysatey iyo in kale oo la sugayo markey noqoto.



Waxa xooga la saaray maalmihii u dambeeyay in la helo meydka Jamaal oo Sucuudigu sheegeen inay duugeen Turki, ilaa hadana diidan yihiin inay sheegeen Turkiga qaadey meydkiisa.

Waxa welli sax ah in meydkiisa qurub qurub loo jarjaray kadibna Sucuudiga loo qaatey ama in biyaha la raaciyay.



Aduunka ayaa dalbanaya in la helo meydka Jamaal Khasooqi oo wahaabiyada Sucuudigu u xasuuqdey fikirkiisa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...