X

Shirkada korontada ee Boorama oo shaqaalaheeda uga farxisey dhar cusub+SAWIRO

Boorama–Shirkada korontada ee Boorama ayaa shaqaalaheeda uga farxisey agab cusub oo ay shaqadooda ku gutaan. Qalabka iyo direyskan cusub ayaa ah caadiyan kuwa ay xirtaan shaqaalaha caalamka e ka shaqeeya khatarta korontada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.